Wanaagfaris iyo xumaanreebis
Home
Wednesday, 10 March 2010
Main Menu
Home
Warbixin
Video
Audi
Login Form





Lost Password?
No account yet? Register
Who's Online
We have 1 guest online
Newsflash

Quluubta waxay udhexaysa qalayl dunuub iyo raxmada istiqfaarta
Waa maxay qalbigu?

Qalbigu waa cad yar oo ku yaala korka dhiniciisa bidix ee laabta , macna ahaana waa Fu?aadka Insaanka oo Ilaahayna Ka hadlay, waana guriga / hooyga Imaanka , Taqwada, Ixtiraamka, Thikriga, Jacaylka iyo Nabadgalyada

sidoo kale waa guriga Kufriga . Nifaaqa , Riyaaga , Xiqdiga , Xaasidnimada , Karaahiyada iyo Walwalka,

Waxuu tilmaamay Rasuulku s.c.w. siday isugu xidhan yihiin Imaanka iyo qalbigu waxuuna yidhi Rasuulku s.c.w. xadiis macnahiisu yahay (( Imaanka ma aha rajo ee waa wax ku sugnaaday qalbiga camalkuna ka run sheegay )) sidoo kale waxuu yidhi Rasuulku s.c.w. [ lama aqbalo Imaan aanu la socon Camal sidoo kale Camal aanu la socon Imaan]
 
 
© 2010 Wanaagfaris iyo xumaanreebis